Galmudug: Jaridda Dhirta oo la Mamnuucay

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay dhaqan gelinayaan amar lagu mamnuucayo jarista dirta. Agaasimaha Wasaaradda Amniga Gobalka Mudug ee Galmudug C/laahi Jamac Diirshe oo u waramay VOA ayaa sheegay in amar kasoo baxay dhawaan Madaxweynaha Galmudug ee lagu mamnuucayay jristadhirta iyo ka ganacsiga dhuxusha.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Goynta Dhirta