Beeraleyda Balcad oo ka Cabsi Qaba Fatahaad

Fatahaad ku dhifatay deegaanka ku agaarka degmada Balcad

Beeralayda degmada Balcad iyo tuulooyinka hoos taga ayaa ka cabanaya dhibaatada ka dhalatay wabiga oo laga cabsi qabo inuu soo fataho.

Faahfaahinta warkan ayuu Ibraahim Xasan Daandurey waxa uu ka waraystay Cabdullaahi Maxamed Xasan oo Saxafi ku sugan Balcad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso fataahadda Balcad