Maine: Soomaali Beerihii u soo Go'een

Soomaalida degan gobolka Maine ee dalka Mareykanka ayaa tobankii sano ee la soo dhaafey waxay ku hawlanayeen tabcashada beeraha, iyaga oo dhul beereedyo iyo suuqba ka helay deegaanada gobolkaasi ku yaalla.

Bishii ina dhaaftey ayey beerihii usoo go’een, ilaa iyo hadana wali waxa socdo suuqgeynta dalagii ay gooysteen intii ay beeca ugu talagaleen.

Muxuyadiin Dhaqane Libaax waa aas-aasaha iyo Agaasimaha Ururka Somali Baantuu ee magaalada Lowiston ee gobolka Main.

Jaamac Buulle Jaamac oo qadka telefoonka kula xiriirey, waxana uu sharaxayaa farqiga beeraha dalkan iyo kuwii Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Beeralayda Gobolka Maine