Sarkaal Al-shabaab ah oo Muqdisho Boolisku ku Dileen

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen nin ay sheegeen in uu ka tirsanaa ururka Al-shabaab, islamarkaana in muddo ah ay ku raad joogeen.

Afhayeen u hadlay ciidanka ayaa sheegay in ninkani ka hor inta aan la dilin uu weerar ku qaaday ciidankii hawlgalka fulinayey oo uu hal askari ka dilay mid kalena ka dhaawacay.

Wariyaha VOA Xasan Kaafi Cabdiraxmaan, Qoyste ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Booliska Soomaaliya oo Nin Al-shabaab ah Muqdisho ku Diley