Maamul goboleedyada oo ku shiraya Kismaayo

Madaxda maamul goboleedyada

Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta ka furmay Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

Waxaana shirka si rasmi ah u furay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axamed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo shirka marti-gelinaya.

Madaxda ayaa Khudbadihii furitaanka ee ay halkaa ka jeediyeen ku dhaleeceeyay dowladda Soomaaliya, iyagoo ku dhaliilay amaanka oo ay sheegeen inaysan wax weyn ka qaban, iyo in aysan fulin ballamaddii iyo heshiisyaddii ay horey ula gashay maamul goboleedyada.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan Nairobi nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamul goboleedyada oo ku shiraya Kismaayo