Soomaaliya: Ilaa 1.5 Milyan oo Qof ayaa u Baahan Gargaar

Hooyo iyo carruur Soomaaliyeed

Hooyo iyo carruur Soomaaliyeed

Hay'adda Qaramada u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee loo soo gaabiyo FAO ayaa sheegtay in ay jiraan dad gaaraya 1.5 milliyan oo qof oo u baahan gar gaar bani'aadanimo guud ahaan Soomaaliya.

Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa dhinaca kale VOA-da u sheegtay in meelaha ugu daran oo ay ka jirto xaaladaha bini'aadannimo ay tahay deegaanada Al shabaab ay maamulaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta FAO