Gudoomiyaha Sh/hoose oo Ka Hadlay Weerarki Afgooye

Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo waadiye ka haya waddo ku taalla Afgooye sawirka waxaa la qaaday Oct. 19, 2016.

Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo waadiye ka haya waddo ku taalla Afgooye sawirka waxaa la qaaday Oct. 19, 2016.

Maamulka Shabeellaha Hoose ayaa ka hadlay weerar ay Al Shabaab todobaadki hore ku qaadeen magaalada Afgooye.

Afar qof ayaa ku dhintay sida la xaqiijiyay weerarki ay Shabaab ku qaadeen Afgooye asbuuci aanu kasoo gudubnay. Haddaba weerara Al Shabab ee Afgooye ayaa noqday kuwo kusoo laablaabtay magaalada.

Casha Cuud ayaa weeraradani ka wareystay gudoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Ibraahim Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga gudoomiyaha Sh/Hoose