Barnaamijka Martida: Barni Nur

Barni Nur

Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa todobaadkan marti ku ah Barni Nur oo ka mid ah musharraxiinta Soomaalida ah ee u tartamaya doorashada Baarlamaanka Sweden.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Ridwan Xaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Martida