Dalka Sweden waxaa dadka qaar ay sii bilaabeen inay dhiibtaan codadkooda doorashooyinka baarlamaaniga ah iyo kuwa dowladaha hoose ee loo madlanyahay 9 bishan.
Doorashooyinkan ayaa waxaa ku tartamaya xisbiyada ugu waaweyn dalkaasi.
Qaar ka mid ah kuraasta baarlamaanka iyo tan golayaasha deegaanka waxaa dadka u tartamaya ku jira musharrixiin Soomaali ah. Haddaba faah-faahinta doorashadan ayuu Nur Bukhari ka wareystay Xassan Maxamed Xaaji (Duusoos) oo ka mid ah jaaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Katrineholm ee dalka Sweden.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Doorashada Sweden