Faaqidaadda: Diyaar Ma u Yihiin Ciidamada Inay AMISOM Amniga Kala Wareegaan?

Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiraadda ku saareyno in ciidamada Soomaaliya ay hadda u diyaarsan yihiin qaadidda howlgallo milatari oo culus iyo in ay amniga dalka kala wareegaan ciidamada AMISOM. Haaruun Macruuf ayaa soo diyaariyay soona jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Ciidamada ma u diyaarsan yihin la wareegidda amniga