Dowladda oo Waqti u Qabatay Hay'adaha Mashaariicda Ka Fuliya Soomaaliya

Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa wadda dadaal ku aadan sidii loola xisaabtami lahaa hay’adaha caalamiga ah ee mashaariicda ka fuliya Soomaaliya balse deggan dalka dibaddiisa.

Dowladda ayaa u qabatay hay’adahan inay xafiisyadooda u soo raraan magaalada Muqdisho muddada ka dhiman sanadkan, haddii ay sidaasi yeeli waayaanna ay kala noqoneyso ruqsadda ay uga shaqeeyaan Soomaaliya.

Wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda oo hay'adaha shisheeye u qabatay muddo inay dalka ugu soo guuraan