Shacab Fara Badan oo Ka Qeyb Galay Wareejinta Muqdisho Stadium

Boqollaal qof ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamuusayay wareejinta garoonka ciyaaraha ee Muqdisho Stadium oo muddo 7 sanno ah ay deganaayeen ciidamada nabad-ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle oo saaka tagay garoonka ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Garoonk kubbadda ee Muqdisho oo ay maanta dad badan booqdeen