Dhageyso Barnaamijka Qurbe

Ku soo dhawaada barnaamijka Qurbe. Waxa uu barnaamijka ku saabsan yahay waxa laga filayo Soomaalida dalalka Kanada iyo Mareykanka ee xafiisyada ku guuleystay ka dib doorashooyin ay galeen. Jaamac Maxamuud Jaamac (Farasle) ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Qurbe