Qof Soomaali ah oo Lagu Diley Columbus, Ohio

Is-rasaaseyn ka dhacdey xaley magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa la sheegayaa in hal qof oo Soomaali uu ku dhintey mid kalena uu dhaawac culus soo gaarey, sida ay sheegeen madaxda jaaliyadda. Booliiska ayaan illaa iyo hadda sheegin waxa keeney is-rasaaseyntaas.

Cabdulqaadir Maxamed Mursal ayaa dhacdaasi ka wareystay maamulaha Masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Columbus, Ohio, Horseed Cayni Nuux, waxuuna ugu horreyn weydiiye sida ay wax u dhaceen.

Your browser doesn’t support HTML5

Somali lagu diley Columbus