Taliyaha Sirdoonka Sudan oo Muqdisho Booqday

Taliyaha sirdoonka ee Sudan Saalax Cabdalla Maxamed Saalax ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Muqdisho isagoo kulan la yeeshay Agaasimaha nabadsugidda Soomaaliya Xuseen Cusmaan Xuseen.

Ujeeddada booqashadan ayaa Jacfar Kuukaay uu ka waraystay Gaashaanle Sare Cabdullaahi Cali Macow oo ku sugan Muqdisho, horeyna ugu soo shaqeeyey hay’addda NISA, haatanna madax ka ah Mac-hadka Daraasaadka Amniga Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Saraakiil Sirdoon oo ka socda Sudan ayaa Muqdisho kula kulmey madaxda NISA