Barnaamijka Martida: Farax Sh. Cabdulqadir

Faarax Cabdiqaadir, Wasiirkii hore ee Cadaaladda iyo Dastuurka

Barnaamijka Martida iyo Makarafoonka waxaa todobaadkaan innoogu marti ah, Wasiirkii hore ee Dastuurka iyo Caddaalada Dowlada Federaalka Soomaalia.

Waxaa soo jeedinaya wariyaheenna London, Ridwan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Martida Makarafoonka