Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa qoddobo uu ka mid yahay Danjiraha Maraykanka ee Somalia Yamamoto oo sheegay in ururka Alshabab aan dagaal kaligii lagaga guuleysan karin.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka