Muqdisho: 28 Booliis ah oo Musuqmaasuq loo Xiray

Laanta dambi barista booliiska Soomaaliya ayaa sheegtay inay xabsiga dhigtay ilaa 28 xubnood oo ka tirsna booliiska Soomaaliya kuwaasi oo loo haysto eedo iskugu jira amar-diido iyo musuqmaasuq.

Warbxiintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Booliiska la Xirxiray