Yamamoto: Xal Ciidan laguma Xallin Karo Dhibaatada Soomaaliya

Donald Yamamoto

Donald Yamamoto, safiirka uu madaxweyne Trump u magacaabay Soomaaliya, ayaa Washington ka sheegay in xal ciidan aan lagu xallin karin dhibaatada dhinaca amniga ee ka taagan Soomaaliya. Warbixintan waxaa inoo haya Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin Safiirka Mareykanka ee Somaliya oo ka hadlay arrimaha Somalia