Dhageyso Barnaamijka Qurbe

Xafladi lagu taageeray Iskuulka Burco Academy ee ka dhacday gobolka Virginia

Barnaamijka Qurbe wuxuu todobaadkaan ku saabsanyahay taageero ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka u sameeyeen dugsiga warbarashada ee Burco Academy.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Jamac Buulle Jaamac (Farasle)

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Qurbe