Sidee maanta looga ciiday dalka Masar

Waalidiin iyo carruur ku damaashaadaya Qahira

Muslimiinta caalamka ayaa maanta u dabaaldagaya maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa oo ah ciidda labaad ee ugu weyn Islaamka.

Dalka Masar oo ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan ee qaaradda Africa iyo dunida Carabta si weyn ayaa maanta looga ciiday. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Qahira kasoo diray wariyaheenna Xuseen Cusman Zaxnuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso sida looga ciiday Masar