Boosaaso oo si weyn loogu diyaar garoobey Ciidda

Dunida Islaamka waxaa maanta looga diyaar garoobaaya munaasabadaha Ciidal Adxa oo ku beegan maalinta berrito. Magaalooyin badan oo ku yaalla Soomaaliya waxaa ka socda iibka xoolaha iyo lebisyada ay dadku ku xarragoodaan. Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Bosaso iyo u diyargarowga ciidda