Heritage: Siyaasadda Dibadda ee DS Waa Kuwa Lagu Deg-dego

Machadka daraasaadka Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray qoraal uu kaga hadlayo siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

Qoraalkan ayaa machadka Heritage uu ku sheegay in go’aannada siyaasadeed ee dawladda Soomaaliya ay qaadatay intii ay jirtay ay ahaayeen kuwo si deg-deg ah lagu gaaray, ayna tahay mid dhex taagan wax lagu tilmaami karo mawjado iyo hardan siyaasadeed ugub ku ah gobalka Geeska Afrika. Haaruun Macruuf ayaa warbixintan inoo diyaariyey.

Your browser doesn’t support HTML5

Heritage oo warbixin ka soo saartay siyaasadda arrimaha dibadda Soomaaliya