Ciidamada Puntland oo Qabsaday Af-urur

Ciidamada Puntland ayaa saaka waabirigii dib ula wareegay tuulada Af-urur oo muddo bil ku dhaw ay gacanta ku hayeen ururka al-Shabaab iyada oo aan wax dagaal ahi ka dhicin.

Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixin ku saabsan qabsashada Af-urur iyo xaaladda nololeed ee dadka deegaankaas waxaa ay nooga soo dirtay magaalada Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Puntland oo dib ula wareegay Af-urur