Wareysi: Macalin Siciid Saalax

Macalin Saciid Saalax iyo Wariye Khadar

Magaalada Nayroobi waxa lagu soo bandhigay buug uu qoray Macalin Siciid Saalax kaasi oo uu ku soo uruuriyey suugaantii ku jirtay silsiladdii Siinleyda.

Bandhigan oo ay ka soo qayb galeen dhalin-yaro badan ayaa wariyaha VOA ee Nayroobi Khadar Maxamuud Xareed uu Abwaan Siciid ka wareystay taariikhda maansooyinkaasi iyo waliba waxa ay dhalin-yaradu ka faa'idi karaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Abwaan Siciid Saalax