Muqdisho: Carwada Bandhigga Buugaagta Muqdisho oo Furmey

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Carwada Bandhiga Buugaagta oo sanadkii 4-aad oo xariir ah lagu qabanayo magaalada, wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee dalka.

Furitaanka Bandhiggan ayaa waxaa ka qeyb galay siyaasiyiin, bahda qoraaga Soomaaliyeed, aqoonyahanno, dad caan ku ah hal abuurka iyo marti sharaf kala duwan.

Wariyaha VOA Xassan Kaafi Qoyste oo carwadaasi tagay ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga Buugaagta Muqdisho