3 Soomaali ah oo ku Guuleystay Doorashada Minnesota

Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada horudhaca ah ee kursiga degmada 5aad ee Congresska Maraykanka, halka Hodan Xasan iyo Maxamuud Nuur-na ay ku guuleysteen aqalka baarlamaanka ee gobolka Minnesota.

Warbixinno iyo wareysiyo arrintaas ku saabsan hoos ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Guusha Soomaalida MN

Dhinaca kalena kursiga ay bannaysay Ilhaan Cumar ee Aqalka Gobolka Minensota ayaa loo tartamay. Soomaalida u tartantay waxaa ka mid ahaa oo kurisgaana ku guulaystay xalay Maxamuud Nuur. Waraysi khaas ah oo uu siiyey Maxamed Mascadde ayuu ugu horrayn laga jawaabayaa sida uu u arko guusha musharrixiinta Somaalida.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warysiga Maxamud Nur oo isna doorashada ku guuleystay