Xarunta xuquuqal insaanka ee Somaliland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xaaladda sagaal maxbuus oo ay sheegeen inay ku xidhan yihiin xabsiga dhexe ee magaalaada Hargeysa kuwaas oo dhawaan cuntada ka soomay.
Maxaabiistan oo ku xukuman falal la xidhiidha argagixisnimo ayay xaruntu sheegtay inay xaaladdooda ka walaacsan tahay.
Wariyaha VOA Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa xaalada maxabiistan ka waraystay gudoomiyaha xaruntan Guuleed Axmed Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaabiis cuntada ka sooman gudaha Hargeysa