Baydhabo: Barakacayaal loo qodey ceel biyood

Xero ay ku nool yihiin barakacayaal fara badan gudaha magaalada Baydhabo ayaa laga qodey ceel biyood loogu tala galay in dadkaasi looga faa'ideeyo. Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Ceelal loo qodey barakacayaal Baydhabo ku sugan