Warbixin: Dilalka Wariyayaasha ee Shabaab lagu eedeyo

11-kii August 2007 oo haatan laga joogo 11 sano, waxay ku beegan tahay markii magaalada Muqdisho lagu dilay wariyihii ugu horeeyey ee dilkiisa lala xiriiriyo ururka Al-Shabab, kaasoo ahaa Mahad Axmed Cilmi.

Mahad waxa uu ka tirsanaa howlwadeenada idaacaddii Horn-Afrik, iyadoo daqiiqado kadib aaskiisina, qarax uu ku geeriyooday Cali Iimaan Sharmaarke oo ka mid ahaa milkiilayaasha Horn-Afrik.

Haddaba warbixin ku aadan wixii xiligaasi ka danbeeyey tirada wariyayaasha Muqdisho lagu dilay waxaa inoo soo diray Xasan kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dilalka Wariyayaasha ee ay Shabaabku geystaan