Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool oo VOA uga warramay xasaradaha Jigjiga

Yunivarsiitii Jigjigaa

Yunivarsiitii Jigjigaa

Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool oo ka mid ah waxgaradka dhulka ay Soomaalida degto ee Ethiopia ayaa VOA-da uga warramay colaadihi dhawaan ka dhacay magaalada Jigjiga.

Garaadka oo ku sugan magaalada Jigjiga ayaa waxaa khadka telefoonka ku wareystay Harun Macruf oo jooga Washington.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Garaad Maxamed Garaad Doolaal