Dagaal beeleed ka dhacay galbeedka Kismaayo

Kismaayo

Ugu yaraan 4 ruux ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dagaal beeleed maanta kasoo cusboonaaday galbeedka magaalada Kismayo.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya laba beelood oo wada daga gobolka Jubbada Hoose. Faah-faahinta arrintan ayay Sahra Cabdi Axmed ka wareystay Ugaas Xassan Sheikh Ibraahim oo ka tirsan waxgaradka magaalada Kismayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageysoo dagaalka Galbeedka Kismayo