Shirka Luqadda iyo Dhaqanka Af-Maayga Soomaaliyeed

SHIRKA ALIF-MAAY

Khubaradii iyo aqoonyahankii ka qayb galay kulanka sanadlaha ah ee dhowaan ka dhacay magaalada Boras ee dalka Sweden ayaa soo saarsy war-murtiyeed ka kooban toddobo qodob.

War-murtiyeedkan ayaa qodobadiisa waxaa ka mid ah sidii laysu waafajin lahaa dhowr far-qoraal oo kala duwan oo farta MAAYGA ah oo la sameeyeye 35-kii ee ugu dambeeysay. Iyo in sidoo kale la ururiyo, la isku-duburid, la keydiyo qoraalada Af-Maay-ga iyo dhaqankab.

Dhageyso wareysi ay Caasho Ibrahim arrintan kala yeelatay Aaden Bataar oo ka mid ahaa aqoonyahankii ka qayb galay kulanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga