Sacuudiga oo Canada ka dalbaday raalli-galin

Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga Adel al-Jubeir

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay inuusan soo laaban doonin xiriirkii diblamaasiyadeed ee ay la laheyd Canada, ilaa ay dowladda Canada ka bixineyso raalli-galin.

Faah-faahinta warkaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseyn Cusman Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Saxnuni