Wararki ugu Danbeeyay ee Xaaladda magaalada Jigjiga
Yunivarsiitii Jigjigaa
WASHINGTON. D.C —
Xaaladda magaalada Jigjiga oo shalay ay ka dhaceen shaqaaqooyin ay dad ku dhinteen kadib marki ay ciidamada milatariga Itoobiya magaalada galeen ayaa maanta xasilloon.
Waxaa soo baxaya khasaaraha ka dhashay shaqaaqooyinka, iyadoo maamulka deegaanka ay sheegeen in ay dhinteen ku dhawaad 30 ruux oo u badan Soomaali.