Waare: Soomaaliya iyo Jabuuti Waa Walaal

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku baaqay in walaaltinimo lagu dhameeyo xurgufta diblomaasiyadeed ee u dhaxaysa Jabuuti iyo Dawladda Federaalka ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa arrintan iyo guud ahaan xaaladda maamulka Hirshabeelle iyo booqashadiisa Beledweyne uga warramay wariyaha VOAda Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Waraysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee booggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka Hadlay Xurgufta u dhaxaysa Soomaaliya iyo Jabuuti