Bar. Martida Makarafoonka iyo Siciid Dani

Siciid Cabdullaahi Dani, Wasiir hore ee Qorsheynta.

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaan toddobaadkan ku marti ah, Siciid Cabdullaahi Dani, oo ahaa wasiirkii hore ee Qorsheynta & Iskaashiga caalamiga ee Soomaaliya.

Siciid ayaa barnaamijka uga hadlaya waxyaabihii ka soo baxay shirkii Brussels.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Ridwan Xaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka martida