Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo Furmay

Bandhigga Buugaagra Hargaisa

Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa 11-aad ayaa maanta ka furmay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

Bandhiggan waxaa ka qaybgalaya marti ka kala socota 27 dal oo dunnida ah, safiirro, aqoonyahanno, gabyaa iyo qorayaal ka kala yimi ka kala yimid Soomaaliya.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo ka qaybgalay ayaa warbixintan ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Barkhad Kariye