Bandhigga Buugaagta Garowe oo Lasoo Gaba-gabeeyay

Bandhigga Buugaagta Garoowe

Magaalada Garoowe ee Puntland, waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Bandhigga Buugaagta oo sannadkii afraad la qabtay.

Qabanqaabiyayaasha bandhiggan ayaa sheegay in sanadba sannadka ka dambeeya ay kordhayayaan Bugaagta ay qorayaan Qorayaasha Soomaalida.

Weriyaheena Nuux Muse Birjeeb ayaa warbixntan Garowe ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Nuh Musa