Sarkaal Ka Tirsan Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo La Dilay

Qarax

Sarkaal ka tirsan wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa maanta ku dhintay qarax loogu xiray baabuurkiisa.

Qaraxaasi ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay laba qof oo ay ehel yihiin sarkaalka. Dhinaca kalena, qof rayid ah ayaa ku dhintay qarax kale oo ka dhacay duleedka Muqdisho oo lala eegtay gaari ciidamada dowladdu wateen.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageysi warka qaraxyada Xamar