Muqdisho: Askar xabsi lagu xukumay

Maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa min shan sano oo xarig ah ku xukuntay 18 askari oo ka mid ah guutada 14-ka October ee ciidamada xoogga.

Askartan ayaa waxaa lagu soo eedeeyey abaabul qabiil ku salaysan iyo amar diiddo.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdishu nooga soo dirtay Seynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Muqdisho: Askar xabsi lagu xukumay