Dad Soomaali ah oo lagu xiray Masar

Booliska Qaahira

Ciidamada amaanka dalka Masar ayaa lix qof oo Soomaali ah habeenki xalay ahaa ka qabqabtay xaafadda ay Soomaalida ku badantahay ee Caashir oo ka tirsan degmada Nasri City ee magaalada Qaahira.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa noo soo diray wariyaheena Bariga Dhexe, Xuseen Cusman Saxnuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Zaxnuuni