ONLF oo ka hadashay dagaalka Oromada iyo Soomaalida

Cadaani Hirmooge

Cadaani Hirmooge

Ururka ONLF ayaa bayaan uu soo saaray kaga hadlay dagaallo khasaare badan geystay oo qeybo ka mid ah Itoobiya ku dhexmaray maleeshiyo ka tirsan qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee daga Itoobiya.

Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge oo lasoo xiriiray VOA ayaa bayaanka ay soo saareen nooga warramay. Waxaa wareystay Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga oo dhameystiran