Somalia oo ka qeyb gashay shirka Shiinaha iyo Carabta

Cawad

Maanat waxaa dalka Shiinaha lagu soo gabagabeeyey shirkii iskaashiga waddamada Carabta iyo dawladda Shiinaha.

Shirkan ayaa ah kii siddeedaad ee ay yeeshaan labada dhinac, waxaana uu qayb ka yahay hindisaha isku xirka Shiinaha waddamada kale ee Aasiya iyo Yurub ee lagu magacaabo Belt and Road.

Waxaa shirka jooga wasiirrada 21-ka waddan ee ururka Jaamacadda Carabta, Amiirka Kuwait and Madaxda Shiinaha.

Haaruun Macruuf ayaa ka waraystay shirkaasi wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan Bejing, Shiinaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Somalia oo ka qeyb gashay shirka Shiinaha iyo Carabta