Isbitaal laga hirgeliyey degmada Warsheekh

Warsheekh

Degmada Warsheekh ee gobalka Shabellaha dhexe oo ay hoos yimaadaan ilaa 71 tuulo ayaa yeelatay markii ugu horeysay Isbitaal ay dadka degaanka gacmahooda ku dhisteen isla markaana daboolay qeyb ahaan baahidii dhinaca caafimaadka ee degaanka ka jirtay.

Anas Cali Maxamuud oo ka mid ah gudiga dhismaha Isbitaalka ayaa VOA uga waramay marxaladahii uu soo maray Isbitaalka Warsheekh.

Your browser doesn’t support HTML5

Isbitaal laga hirgeliyey Warsheekh