Qalbi-Dhagax: Si xun ayaa layla dhaqmay

Qalbi-Dhagax

Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo ah Taliye ka tirsan ururka ONLF oo dhowaan laga sii daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa sheegay in si fool-xun loola dhaqmay xilligii loo wareejinayey dawladda Itoobiya bishii August ee sannadkii hore.

Hadalkan ayuu ka sheegay kulan xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo uu ku sugan yahay. Warbixintan waxa inoo soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Qalbi-Dhagax: Si xun ayaa layla dhaqmay