Kharashka ku Baxay Doorashada Somaliland

Xarunta Falanqaynta Siyaasadda ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa ayaa cilmibaadhis ay samaysay ku sheegtay in kharashka ku baxay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee sannadkii hore ay noqotay lacag ka badan 54 Milyan oo Doollar.

Sida lagu sheegay warbixin ay xaruntani soo saartay, ujeeddada cilmi-baadhistan ayay qayb ka ahayd in la baadho in ay jiraan taageero dhaqaale oo ay xisbiyada Somaliland ka helaan gacmo iyo waddamo shisheeye.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrimahaasi ka waraystay Maariya Cabdillaahi Gaheyr oo ka mid ah xaruntan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Kharashka Doorashada SLand