Soomaalida u shaqeysa Minneapolis oo kulmay

Shaqaalaha Dowlada Hoose ee Soomaalida ah ee magaalada Minneapolis

Kulan ay isku baranayeen shaqaalaha Soomaalida ah ee u shaqeeya Dowlada Hoose ee magaalada Minneapolis ee dalkan Mareykanka ayaa shalay ka dhacay gobolka Minnesota.

Wariyaheena Jaamac Buulle Jaamac oo safar shaqo u joogo magaaladaasi ayaa shirka ka qaybgaley, warbixintana nooga soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Jaamac ee Minnesota