Caqabado haysta guddiga dastuurka Somalia

Dastuur

Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista qabyo qoraalka dastuurka Soomaaliya ayaa sheegay in ay jiraan caqabado waa weyn oo keenay dib u dhacyada xooggan ee dib uu eegsita dastuurka xilligan.

Gudoomiyaha guddiga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa u sheegay VOA in caqabadahaas ay ka midyihiin Gacmaha ajaanibta, madaxda Soomaalida iyo miisaaniyad la'aanta.

Guddiga ayaa maanta Mqudisho kaga dhawaaqaya in ay bilaabayaan dib u eegsita dastuurka KMG ah. Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Caqabado haysta guddiga dastuurka Somalia