Xuska 1-da Luuliyo oo Muqdisho Lagu Qabtay

26-ka June

Magaalada Muqdisho waxaa lagu lagu qabtay munaasabad loogu dabbaal degayo xuska kowda Luulyo,oo ah maalintii ay xuroobeen gobollada Koonfureed ee Soomaaliya iyo israacii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, taas oo hadda ay ka soo wareegatay 58 sano. Waxaa warbixin arrintaasi ku saabsan inoo haya Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xuska Kowda Luuliyo oo Xamar lagu qabtay